Deg Deg :- Madaxwayne Muuse Oo Iskugu Yeedhay Xubnaha Golaha Wasiirada Cusub

0
406

Hargeysa(SDN)Madaxwayne Muuse Biixi oo iskugu yeedhay xubnaha golaha wasiirada cusub kaasi oo la filayo in uu kala hadlo hanaanka ay xilalka kula wareegayaan iyo sidii ay shaqoyinkooda u bilaabi lahayeen geesta kale isha aanu warkan ka helnay ayaa sheegay in madaxwaynuhu dhamaan kulan guud oo isbarasho ah iskugu yeedhay si ay isku bartaan wasiirada cusub ee kala duwan.

Wixii warar ah ee ka soo kordha halkan kala soco.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here