Deg Deg Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Oo Hada Baxay

0
216

Hargeysa(SDN)Madaxwaynaha Jamuuriyada Somaliland oo hada ka amba baxay Magaalada caasimada Hargeysa kaasi oo ku sii jeeda gobolada Barriga oo uusan tagin mudadii uu xilka hayey oo ku siman Sanad kaasi oo la filayo in uu soo dhagax dhigo xadhigana ka jaro mashaariic dhawr ah oo ay xukuumada uu hogaamiyaa fulisay.

Shacabka goboladaasi oo indho gaar ah ku haya waxa uu Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi uu badka keeni doona ayaa waxa su aal weyn laga qabaa saluug weyn oo ay gobolada Barriga Somaliland kala kulmeen Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi oo dheeli weyn ay ku sheegeen dadka ku dhaqan gobolada barri.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here