Deg Deg :- Madaxtooyada Somaliland Oo Iskugu Yeedhay Warbaahinta Iyo Waxa Soo Kordhay

0
928

Hargeysa(SDN)Madaxtooyada somaliland oo iminka iskugu yeedhay warbaahinta kuwaasi oo la filayo in la soo saaro liiska masuuliyiin la magacaabayo oo ka hadhsanaa dawlada cusub ee uu soo dhisayo Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi.

 

Wixii Warar ah ee ka soo kordha halkan kala soco.

SuradNews
Hargeysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here