Deg Deg:- Maayirka Berbera Oo Xabsiga Dhigay Gudoomiye Ku Xigeenkii Waddani Ee Soo Bandhigay Musuq-Maasuqa Maayir Cidin

0
465

Berbera(SDN)Warar iminka naga soo gaadhaya magaalo xeebeeda berbera ayaa sheegay in maayirka berbera Cabdishakur Cidin uu xabsiga dhigay gudoomiye ku xigeenkii xisbiga waddani ee dhawaan soo bandhigay cadaymaha dhul uu iibiyey maayirku oo lagu qiyaasay 480,000(Afar Boqol Iyo Sideetan kun).

 

ilaa hada masuuliyiinta gobolka saaxil oo aanu isku daynay in aanu arintani wax ka waydiino ayaanay noo suurto galin marka ugu horaysa ee aanu warbixin ka helno waxaanu idinku soo gudbinaynaa halkan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here