Deg Deg:- Dabkii Ugu Xooga Waynaa Oo Qabsaday Suuqa Laascaanood.

0
155

Laascaanood(SDN)Suuqa Weyn ee magaalada Laasaacnood oo gubanaya kaasi oo dab ka kacay, dabkaasi oo ah mid ilaa hada soconaya oo gubanaya ayaan wali si rasmi ah loo sheegin khasaaraha dhabta ah ee uu keenay dabkaasi waxaana geesta kale bar-bar socda dadaalo loogu daminayo dabkaasi

Wixii warar ah ee ka soo baxa waanu idinla wadaagi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here