Deg Deg Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xagiijiyey In Ay Xidheen Sheekh Dabcasar

0
1047

Hargeysa(SDN)Taliyaha ciidanka taraafikada ahna afhayeenka ciidanka booliska Somaliland  Gaashaanle Dhexe Faysal Xiis ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in uu xidhan yahay Abdiraxmaan Xaaji oo ku magac dheer Sheekh Dabcasar kaasi oo ka mid ah dadka ugu caansan baraha bulshadu ku kulantu waxaanu afhayeenka booliska Somaliland xadhigiisa ku sababeeyey in uu sameeyey aflagaado qaran taasi oo hada lagu wado baadhis.

 

Wixii Ka Soo Kordha Halkan Kala Soco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here