Deg Deg Bada Xeebta Batalaale Ee Berbera Oo Liqday Hal Qof

0
1631

Berbera(SDN)Warar xogogaal ah oo aaanu ka helayno magaalo xeebeeda Berbera ayaa sheegaya in hal qof ay liqday bada magaaladaasi kadib markii uu ku dabaalanayey waxaana wararku sheegayaan in magaaladaasi oo maalmaha ciidaha ay tagaan dadyow aad u tiro badani ay sababto in markasta ay liqdo badu dadka u soo dalxiis taga kuwaasi oo aan si wacan u garanayeyn dabaasha.

 

Wixii warar ah ee ka soo kordha halkan kala soco.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here