Deg Deg Baaramanka Oo Hada Xilkii Ka Qaaday Raysal Wasaaraha+Xogo Muhiim Ah

0
1655

Spain (SDN)Ra’iisul wasaaraha dalka Spain Mariano Rajoy ayaa shaqadii laga eryay kadib markii ay codka kalsoonida uu u qaaday Baarlamaanka dalka Spain.

Hogaamiyahaxisbiga hantiwadaaga Pedro Sanchez oo baarlamaanka geeyay mooshin ka dhan ah ra’iisal wasaaraha kuna eedeeyay musuqmaasuq ayaa noqonaya ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Spain.

“Waxaan bilaabaynaa bog cusub oo ah taariiqda dimuqraadiyada dalkeena.”ayuu yidhi Mr Sánchez.

Mr Rajoy ayaa noqonaya ra’iisul wasaarihii ugu horeeyay ee taariiqda cusub ee dalka Spain kaasoo ka waaya codka kalsoonida baarlamaanka dalkiisa.

Hogaamiyaha xisbiga muxaafadka Mr Rajoy ayaa ahaa ra’iisul wasaaraha dalka Spain tan iyo sanadkii 2011.

Mr Rajoy ayaa maalintii labaad ee ay xildhibaanada baarlamaanka Spain ka doodayeen mooshinka laga geeyay waxa uu aqbalay in uu xilka ka dego.

Spain (Ilays-News):- Ra’iisul wasaaraha dalka Spain Mariano Rajoy

ayaa shaqadii laga eryay kadib markii ay codka kalsoonida uu u qaaday Baarlamaanka dalka Spain.

Hogaamiyahaxisbiga hantiwadaaga Pedro Sanchez oo baarlamaanka geeyay mooshin ka dhan ah ra’iisal wasaaraha kuna eedeeyay musuqmaasuq ayaa noqonaya ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Spain.

“Waxaan bilaabaynaa bog cusub oo ah taariiqda dimuqraadiyada dalkeena.”ayuu yidhi Mr Sánchez.

Mr Rajoy ayaa noqonaya ra’iisul wasaarihii ugu horeeyay ee taariiqda cusub ee dalka Spain kaasoo ka waaya codka kalsoonida baarlamaanka dalkiisa.

Hogaamiyaha xisbiga muxaafadka Mr Rajoy ayaa ahaa ra’iisul wasaaraha dalka Spain tan iyo sanadkii 2011.

Mr Rajoy ayaa maalintii labaad ee ay xildhibaanada baarlamaanka Spain ka doodayeen mooshinka laga geeyay waxa uu aqbalay in uu xilka ka dego.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here