Deg Deg 7 Xildhibaan Oo Loo Diiday In Ay Galaan Xarunta Guurtida Oo Muda Kordhinta Doorashada Lagaga Dhawaaqayo.

0
134

Hargeysa(SDN)7 xildhibaan oo ka mid ah guddidii loo saaray muddo kordhinta golaha wakiillada Somaliland ayaa loo diidey in ay galaan xarunta golaha guurtida, sida ay ii xaqiijiyeen qaar ka mid ah xildhibaannada loo diidey inay golaha soo galaan.

Toddobada xildhibaan ee loo diidey golaha ayaa kala ah:-

  1. Xildhibaam Maxamed Dheeg
  2. Xildhibaan Cabdicasiis Booshcade
  3. Xildhibaan Axmed Shide
  4. Xildhibaan Sheekh Cabdiraxmaan
  5. Xildhibaan Axmed Dirir
  6. 6.Xildhibaan Xirsi
  7. Xildhibaan Axmed Gacan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here