Dayax Madoobaad xalay laga arkay Qeybo badan oo Caalamka katirsan

0
118

Waxaa habeenimadii xalay qeybo kamid ah Caalamka lagu arkay Dayax Madoobaadka loo yaqaano Blood Moon, waxaana goobaha xalay laga arkay ugu badan Qaarada Amerika , Yurub ,Afrika iyo Bariga Qaarada Aasiya.

Dayax Madoobaadka Blood Moon ayaa ah marka ay bishu ama Dayaxa si weyn ugu soo dhawaado Dunida uuna ku beegmo xooska dunidda, waxaana dayax madobaadkan oo kale in la arko u dambeysay sanadii 1982-dii.






 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here