Dawladaha Somaliland Iyo Itoobiya Oo Maanta Kala Saxeexday Heshiis

0
117

Berbera(SDN) Dawladaha Somaliland iyo Itobiya oo maalmahanba uu shir laba geesoodi magaalada berbera uga socday ayaa waxay maanta kala sexeexdeen heshiisyo.

Waxaan heshiisyada ay dawladahu kala sexeexdeen kamid ahaa xoojinta nabad galiyada labada dal, horumarka waxbarashada, caafimaad,iyo sidoo kale isticmaalka dekeda berbera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here