Dawladaha Faashilka Ah Ayaa Dadka Iska Horkeena” Sh. Aadan Siiro

0
138

Hargeysa(Waaheen)  Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray “Aadan Siiro” ayaa khudbadii salaada Jimcaha ee maanta kaga hadlay khilaafka dhismaha Tiyaatarka ee maalmahan ka taagnaa magaaladda Hargeysa. Sheekha ayaa eeda khilaafkan dusha u saaray xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo, waxaana isaga oo ka hadlaya arinka uu yidhi: dawaladaha faashilka ah ayaa dadka iska horkeena.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here