Dawlada Somaliland Oo Si Rasmi Ah Ruqsadii Ugala Noqotay Telefiishanka Kalsan

0
237

Hargeysa(SDN)Wasiirka Warfaafinta somaliland Mud Cismaan C/laahi Saxardiid Cadaani oo maanta shir jaraayid oo uu qabtay ku sheegay in ay ruqsadii kala noqdeen telefiishanka Kalsan tv oo ka hawl gala somaliland waxaanu sheegay in telefiishankaasi uu ku kacay arimo lidi ku ah qaranimada somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here