Dawlada Ruushka Oo Xidhay Shabakada Wikipedia Ka Dib Markii Hawl Basaasnimo Ah Ku Kacday.

0
200

Moscow(SDN)Laanta Macluumaadka Iyo Isgaadhsiinta U Qaabilsan Dalka Ruushka, Ayaa Si Rasmiya Albaabada Ugu Laabtay, Qaybta Afka Ruushka Ee Shabakada Wikipedia, Ka Dib Markii Sida La Sheegay  Ay Shabakadaaasi Gashay Arrimo Basaasnimo  Oo Shaqadeedii Caadiga Ahayd Ka Baxsan,

Sida Wararku Sheegayaan waxaa Si Buuxda U Xidhantay Shabakada Wikipedia Qaybteedii Afka Ruushka Ee Dalka Ruushka, Waxaana Amarkaasi Soo Baxay Saacadihii Ugu Dambeeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here