Dalxiisayaal ku sugnaa dalka Namibia oo la kulmay weerar halis galshay naftooda iyo gaari ay la socdeen

0
172

Dhacdadaani ayaa waxa ay ka dhacday dalka Namibia, kadib markii Dalxiisayaal booqday dalkaasi ay la kulmeen weerar uu kusoo qaaday wiyil careysan.

Weerarkaasi ayaa jahwareer ku riday Dalxiisayaasha waxaana halis galay naftooda iyo gaariga oo ku sigtay in gabi ahaantiisa uu rogmado.

Safarka dalxiisayaasha ayaa u muuqday mid shartiisa wata, mana jirin gurmad ay dalxiisayaashu heleen waqtiga kooban oo uu weerarka wiyil ku socday.




LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here