Dalxiisayaal ku cayaaraayay Mas weyn oo mar qura galay Jawi kala carar ah

0
106

Dhacdadaani cajiibka ah ayaa waxa ay ka dhacday dhismo loo dalxiis tago oo ku taala magaalada Phuket ee dalka Thailand.

Dhismahaani ayaa waxaa inta badan u damaashaad taga dalxiisayaal waxaana ku yaala goobo lagu tamashleeyo.

Dhismahaani ayaa waxaa dhawaan ka dhacday dhacdo cabsi gelisay dalxiisayaal kuwaas oo uu kusoo fakaday mas weyn oo lagu maaweelinayay.

Maska kusoo fakaday ayaa kamid ahaa xeywaanada dalxiisayaasha ay ku cayaaraan waxa uuna soo fakaday maskaasi kadib markii uu ka fogaaday shaqsigii rabaayadeynaayay.

Dalxiisayaasha ayaa fakashada maska weyn kadib galay jawi kala carar iyo is buurasho.





LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here