Dagaal gacan ka hadal ah oo dhexmaray muwaadin Irisha ah iyo 15 dhalinyaro Turkiyaan ah

0
166

Dhacdadaani oo aheyd mid cajiib ah ayaa waxaa si Live ah looga soo daayay Telefeshinada ka faalooda arrimaha Bulshada dalka Turkiga.

Waxa ay ka dhacday magaalada Istanbul ee dalkaasi Turkiga kadib markii dalxiise Irisha ah uu dariiqa ku feeray 15-shaqaale dukaan oo ay is afdhaafeen.

Dalxiisahaani ayaa waxaa si saf ah ugu goobtay Muwaadiniintaasi Turkiga inkastoo uu meel saaray hadana waxaa jiray dhaawacyo uu gaarsiiyay iyo kuwo isaga gaaray.

Dagaalka markii uu sii xoogeystay ayaa waxaa hakiyay Ciidamada amaanka oo u gurmaday Muwaadinka Irisha-ka ah.







 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here