Dagaal Culus Oo Ka Cusboonaada Deegaanada Puntland+Fadhiisimo Laga Qabsaday

0
2223

Galgala(SDN)Dagaal ayaa ka socda Bali-Khadar oo u dhow Galgala, Alshabaab ayaa weerartay Fariisin Ciidamada Puntland halkaasi ku leeyihiin.

Taliska Ciidamada PMPF oo halkaasi degan ayaa Dabaraani Media Incu xaqiijiyey weerarka wuxuu sheegay in Ciidamada iska difaaceen, illaa hadana dagaalka socdo oo aan waxbadan laga ogaan karin khasaaraha jira.

Bali-Khadar ayaa u dhexeysa Suqure iyo Galgala.

Wararkani oo aanu ka helayno xafiiska warbaahinta ee Dabaraani Media ah ayaa nu isha ku hayn doonaa wixii warar ah ee ka soo cusboonaada Halkan kala soco.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here