Dabcasar Oo Sheegay In Hargeysa Lagu Jidh-Dilay

0
1725

Hargeysa(SDN)Sheekha Baraha bulshada Caanka ka ah ee Dabcasar ayaa sheegay in lagu jidh dilay gudaha magalaada Hargeysa , waxanu sheegay inay jidhdilkaa u gaysteen taliyaha cidamda madaxtooyada Somaliland iyo Ciidamaddiisa Dabcasaro muqaal Toosa ka soo galay Bartiisa Face book ayaa arintan kaga hadalay waxanu qoraal uu ciwaan uga dhigay muqalka uu u dhignaa sidan.

 

“Walaalkay Muuse Biixi ayaa Mas,uul ka ah Dhaawicii iyo Jirdilkii uu Maantay ii gaysteen Taliyaha Ciidamadiisa Gaarka ah.
Isaaqoow hadaad Nasab tihiin iga gar baxa.
Ogsoonaasa Qori Caaradiis iyo Xoog in aan Shalay ku baaba,anay.
Isaaqoiw ogsoonaada in Dulmigu Xaaraam yahay
Walaahay waxaan u qabay Hargaysa in ay tahay Meel Cadaalad iyo Maamul Wanaag ay ka jirto.
Walaahay Xoog ayaa shaqaynaya ee Xikmadii way dhamaatay.
Gudoomiyaha ama Gudoomiye ku xigeenkii Hargaysa Cagawayne wuu Mahadsan yahay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here