Daawo: Wixii Dhacay Kadib Markii Ay Shini Soo Weerartay Kulan Horyaalka Brazil Ah

0
832

Kulan ka tirsanaa horyaalka heerarka hoose ee dalka Brazil ayay ka dhacay arin la yaab leh kadib markii ay garoonka soo weerartay shini.

 

Xilli ay ciyaartu socotay ayay garoonka mar kaliya weerar ba,an ku soo qaaday shini xanaaqsan taas oo keentay in ciyaartii la joojiyo.

 

Xiddigihii labada kooxood iyo waliba garsoorayaashii dhex-dhexaadinayay kulanka ayaa ku qasbanaaday in ay beerka u seexdaan ilaa intii ay ka tagaysay shinidu.

HALKAN GUJI OO KA DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here