Daawo Sawiro laga soo qaaday silaca iyo saxariirta ay la kulmaan qaxootiga Syria iyo Afgaanistaan

0
101

Wakaaladaha wararka ayaa baahiyay in Isbuucan keliya dalalka Yurub ay galeen qoxooti gaaraya 21000.
Qaxootigaasi ayaa ka kala yimid dalalka Suuriya iyo Afghanistan, waxaa kaloo ku jira boqolaal Soomaali ah.
Qaxootigaani ayaa waxaa loo geystay jir dil ka hor inta aysan u gudbin dalalkaasi yurubta










 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here