Daawo Sawirada Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargeisa Oo Hawlihii Qaranka Kaga Mashquulay Sawiro Ay Ku Soo Galaan Wadoonyinka Waa Weyn Ee Sweden

0
313

Hargeisa(SDN)xildhibaanada golaha deegaanka ee hargeisa oo safar ay ugu tageen dalka Sweden oo ajan dihiisu ahaa sidii ay uga qayb gali lahayeen shir lagaga had layo arimaha dawlada ha hoose oo ka dhacaya wadanka Sweden ayaa waxa uu isku badalay tamash layn iyo waliba xildhibaanadii ay bulshadu dooratay oo wadooyinka wadankaasi sawiro ku soo gal gala.

 

 

Halkan waxaanu idinku soo gudbin doonaa dareenka xildhibaanada ay bulshadu dooratay oo isku ilaabay shaaric yada waa weyn ee Sweden.

 

somaliland 1cagayaresomaliland 5caga yatesomaliland 4somaliland 2

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here