Daawo Sawirada” Qaxooti dalal farabadan kasoo kala jeeda oo mar kale awood ku jabsaday xuduudda Makedonia

0
137

Qaxooti kasoo kala jeeda dalalka Suuriya, Afgaanistaan, Libya ayaa xoog ku jabsaday xuduuda dalka Makedonia uu la wadaago dalkaasi Griigga.

Qaxootiga ayaa awood u adeegsaday Ciidamada waxa ayna goosteen siligyadii ku yiilay xadka.

Qaxootigaani ayaa tiro ahaan lagu sheegay 1,000 waxa ayna qaarkood u baxsadeen gudaha dalkaasi kadib markii ay ciidamada u maara waayen.

Ciidamada ayaa rasaas u adeegsaday Qaxootiga waxaana jiro dhaawacyo farabadan oo soo gaaray Qaxootiga.

Hadafkooda ayaa ah sidii ay ku gaari lahaayeen wadamada qaniga ah ee Yurub.







 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here