Daawo Muuqaal:-Mid ka mid ah Jilaayaasha ugu caansan Soomaalida & Dhagaha Madaxweyne Obama maxaa kala qabsaday.

0
148

Aktarka ama jilaaga caanka ah ee Soomaaliyeed Barkhad Cabdi ayaa Muuqaal dacaayad ah oo qosol badan waxa uu ka sameeyay Madaxweeynaha dalka Mareeykanka Mr.Barack Omaba kaas oo dhagihiisa dhaa dheer isku soo yeelay .

Barkhad Abdi oo laf dhabar u ahaa Aktaradii wax ka jilay filimkii laga sameeyay burcad badeeda Soomaalida ee (Captain Phillips) ayaa maalmo yar ka hor waxa uu soo gaaray magaalada Muqdisho balse dacaayada ama Dhagaha Obama ee uu wax ka sheegay ma ahan kuwa sharci ahaan dalka Mareeykanka la isku xiro .

barkhad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here