Daawo Muuqaal:-Markabkii Hubka Siday Ee Berbera Ku Sugnaa Oo Xukuumadu Ka Rogtay Hubkii

0
199

Berbera(SDN)Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Maanta daboolka ka qaaday in Xukuumada Somaliland ay la degtay Shixnadii Hubka ahayd ee Saarnayd Markab dhawrkii Cisho ee u danbeeyay ku xidhnaa Dekeda Magaalada Berbera.

Xafiiska War-Qabadka Hargeisa
Hargeisa Desk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here