Ciidamada Booliska Gobolada Awdal Iyo Sale Loo Xidhay Laba Wariye Oo Ka Tirsan Waraabinta Madax-Banaan

0
257

Boorama(SDN)Ciidamada Booliiska ayaa magaalooyinka Borama iyo Saylac ku kala xidhay laba wariye oo la kala yidhaa Axmed Ciiltire

oo ka hawl-gala Telefishan ka Borama ee RAYO iyo Cali Xajar oo ka shaqeeya Telefishanka Somali Chanel.
Booliisku sababta xadhiga labada wariye wax war ah kamay soo saarin, hase yeeshee ilo wareedyo aanu la xidhiidhnay ayaa sheegaya inay qabteen iyagoo sawiro iyo barnaamij ka samaynay weerarkii habeen hore lagu rasaaseeyey saldhiga Borama iyo Caaqil Saylac lagu Caleemo saaray dad ka soo horjeestay.

 

Xafiiska War-Qabadka Hargeisa
Hargeisa Desk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here