Ciidamada Bada Ee Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Markab Siday Hub Kala Duwan

0
223

Berbera(SDN)Wararka ka soo baxaya TaliskaCiidamada Ilaalada Badaha Somaliland ayaa sheegaya in Xallay Ciidanku Gacanta ku soo dhigay markab sida saanad milatari oo aad u culus.

Wararka Hordhaca ah ee ilaa hada soo baxayaana waxa ay iftiiminayaan in markabkan uu sido hubka milatarigu adeegsado,sida karayaasha,Diyaarado iyo waliba hubka noocyadiisa kala duwan,waxaana hada arrintan baadhis ku samaynaya khubaro ka tirsan ciimada somaliland oo kashanaya sirdoonka.

Dhinaca kale sarkaal shabakada caalamiga ah ee SomalilandTodayla hadlay ayaa waxa uu sheegay in shaki aanuu kaga jirin hubkan in loo waday kooxaha jabhada geeska Afrika,sida Al-shabab ama kooxaha kale ee hubaysan,isla markaasna hubkani uu yahay hub aad u culus oo ay diyaarado ku jiraan oo aanay iibsan karin kooxahaasi,waxaana uu sheegay in saacadaha soo socda ay shaacin doonan badhitaankooda marka uu soo dhamaado cida leh iyo meesha uu u socday.

Xafiiska War-qabdka Hargeisa
Hargeisa Desk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here