Channel-ka MBC1 oo Baahiyey Khatarta Geerida Cadar Sun ah Oo Ku Faafay Wadamo Dhawr

0
258

Hargeisa(SDN)Mbc1 ayaa goordhaweyd baahiyey Cadar ama baarafuun sun ah kaaso qofka isticmaala ku naf waayayo mudo laba sadex maalmood ah.

Sida tvgani baahiyey Cadarkan ayaa xiligan siweyn ugu faafay dawladaha ay kamid yihiin sida Masar, Sudaan, Ciraaq, Baxrayn, Sucuudiga, Yemen, Emaraat, Kuwayt.

Cadarka dilaaga ah ayaa Magaciisa lagu sheegay “Lovely” kaaso la sheegay inuu gebi ahaanba yahay sun Udgoon.

Lama oga xaqiiqada dhabta ah iyo sababaha Cadarkan sunta ah loogu baahiyey Suuqyada wadamadaasi iyo sababta kolkii horeba loo soo sameeyey.

Bahweynta shabakada Caalamiga ah ee Suradnews.com waxaanu uga digaynaa bulshada gebi ahaanteed isticmaalka cadarkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here