Cabdikarriim Axmed Moogge Oo Ka Hadlay Astaamaha Ay Tahay Inay Qeybaha Bulshadda Ku Qiimeeyaan Hoggaanka Ay Masiirkoodda Ku Aaminayaan

0
174

In aad madaxweyne doorataa ma-sahlana waana xilweyn waayo codkaga ayaad ku dooranaysaa qof hogaamin doona dal yar oon ictiraaf ka haysan dunida oo waliba duruufo badani ku xeeranyihiin sidaas darteet waa in anay kala dorashadadeenu ku dhisnaan arimo hooseya sida Muuse wuu aftaag badan yahay, Ciro wuu qosol badan yahay, Jamaalna iyo tolaay reer hebelow!

Waa in kala dorashadeenu ku dhisnaata aragti ka jawaabaysa mushkilladaha Somaliland haysta haday tahay ictiraaf la’aanta, shaqo la’aanta dhalinyarada, sixirbararka, fakhriga, helitaanka maamul suuban, musuqmasuqa, qabyaalada IWM.

 

 

Muwaadin u dhug yeelo jawaabaha musharixiinta, si fican u faham barnaamijyada asxaabta, dib u raac tariikhda musharixiinta dabadeedna kalligaa go’aan ka gaadh cida aad ku amineyso Somalilandta aad jeceshahay. “SHACABKU HA TOOSO WEYAAN “

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here