Bulshada Aqoonta Ehelka U Ah Oo Ka Raja Dhigtay Madaxwayne Muuse Biixi+ Arimihii Ugu Xasaasi Sanaa

0
679

Hargeysa(SDN)Bulshada ku dhaqan guud ahaan Somaliland ayaa si weyn ugu hamuum qabeen in madaxwaynaha cusub ee somaliland Muuse Biixi Cabdi wax weyn ka badalo hanaanka lagu soo dooro Adeegayaasha dawlada ee u adeega bulshada oo inta badan hanaan qabiil iyo hanaan kale lagu soo xuli jiray taasi oo mudooyinkii u danbeeyey si weyn loogu dhag taagayey in madaxwayne Muuse Biixi Cabdi ku soo xulo aqoon balse warar sugan oo na soo gaadhay ayaa sheegaya in lagu soo xulayo garasho iyo hanaan qabiil taasina waxay meesha ka saartay dhamaan cid kasta oo u hanqal taagaysay in ay ku xorowdo aqoonteeda.

 

Arintani ayaa dhaawac weyn ku noqon karta guushii taariikhiga ahyd ee uu gaadhay madaxwayne Muuse Biixi kaasi oo ku hantay kala badh cododka somaliland oo ku doortay hogaan goaan leh iyo sidii uu waxa uga badali lahaa hanaanka Cadaalada iyo horumrinta bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here