Boqolal Muhaajiriin Ay Soomaali Ku Jiraan Oo Lagu Qabtay Turkiga

0
1011

Ilo dhinaca Ammaanka ayaa sheegay in la qabtay Muhaajiriin tiradooda guud dhan tahay 287 qof, kuwaasi oo intooda badan lagu xiray W/galbeed ee dalkaasi.

 

Ilaaladda Xuduudaha ee dalkaasi waxay sheegeen inay 220 Tahriibayaal ka qabteen Degmadda MERIC ee Gobalka EDIRNE ee W/Galbeed ee dalkaasi iyo Tuullooyinka Bosnakoy iyo Orhaniye.

 

Muhaajiriinta la qabtay waxay ka soo kala jeedaan dalalka Somalia, Syria, Pakistan, Libya, Algeria, Falastiin, Ciraaq, Morooko, Iiraan, Tunisia, Bangaladesh. Afganis

 

In badan oo kale ayaa u diyaar ah ineey ka tahriibaan dalka turkiga iyagoo doonyo laga saaro lana geeynayo dalka talyaaniga iyadoo dowladu ay aad isha ugu hayso ayaa dhowr muxalasiin ah oo somali ku jirto lagu xiray magaalada istanbul dalka turkiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here