Boqolaal Dad Weynaha Oo Hada Buuhoodle Ku Soo Dhaweeyey Madaxwayne Ku Xigeenka Maamulka Puntland

0
727

Buuhoodle(SDN)Odayaasha,Waxgaradka,Dhaalinyarada iyo haweenka Magaalada Buuhoodle oo si weyn u soo dhaweeyey madaxwayne ku xigeenka maamulka Puntland oo safar ku imid magaaladaasi isaga iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo waxaana la sheegay in waftigu xalay seexday deegaan u dhaw magaalada Buuhoodle oo lagu magacaabo Xamar Lagu xidh.

Image may contain: 2 people, people standing and outdoorImage may contain: 7 people, people smiling, crowdImage may contain: 3 people

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here