Bilada Nabada Africa ee 2015 oo La Siiyay Madax-weynaha Djibouti

0
219

Djabouti(SDN)Urur lagu magacaabo, U R I ( long united religious initiative) ayaa maalintii khamistii guddonsiyay madaxweyne Ismaciil Cumar Guelleh

, bilaad sharafta nabada afrika

Ja’iisada nabaada ama bilaad sharafatan lagu maamusay madaxweyne jabuuti ayaa ka turjumaysa deedalkiisa hoogamineed ee ku salaysan nabaad kuwa noolasha iyo wada xajoodka umaadda reer jabuti iyo midnimada qaranka dalka.

 

 

“Ja’iisadani waxay sido kale ka turjumaysa kaalinta ay Djibouti kaga jirto nabaada iyo xaasiliinta dalka somaliya, iyo doorka u madaxweyne Ismaciil u ka ciyaaray nabaad kuwada nolooshaha laba daraf ee somalida ” sida waxa yidhi Ambassador Mussie Hailu oo ah guddomiye gobooleedka ururka U R I mar u ka hadlayay

sida ay ku soo xusheeyn madaxweynaha jamhuuriyadda jabuuti mudane Ismaciil Cumar Guelleh .

 

 

Ambassadoor Hailu isago hadlaka sii wata waxa u yidhi ” Madaxweyne Guelleh, waxa u deedal wayn ku bixiyay xaal u heelida maashakilad badan oo soo wajahay jabuuti tan iyo markii loo doortay hoogaankadalka sanaadkii 1999 waxa u door muqaata ka qaatay nabaada iyo wada xajoodka umadda reer jabuti.Taasi anniga waxay ii tahay sharaf in aan u aqoonsano deedaladiisa, dimuquradiyeed iyo horumarineed ,nabaadeed ee uu kaga jiro geeska afrika iyo dhexdheexadiinta somaliya ”

 

 

Madaxweyne Ismaciil Cumar Guelleh , ayaa noqoonaya madaxweynihii todoobaad ee Ururkaani U.R.I uu guuddoonsiyo bilaad sharaf ama jaa’iisad noocaan oo kale ah ,waxa ay horee u guddoonsiyeen President Blaise Compaore ee dalka Burkina Faso ,Madaxweyne Pierre Nkurunziza ee dalka Burundi, iyo madaxweynashii is xiigay ee dalka Mozambique , iyo Madaxweynaha dalka Ethiopia Mudane Girma Woldegiorgis .

 

 

Ururkaan ama ha’yadda taan (U R I), waxa lagu aasasaymagalaada San Francisco ee dalka Maraykanka sanadkii 2000, waxayna kulmisa oo ku bahoobay dalaadan ku dhawaad 100 urur oo ka kala jira 70 dal sido kale ururkaani waxa u xubin ka yahay UN-ta iyoAU- da .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here