Baanka Aduunka Oo Magaalada Hargeysa Ka Furay Barnaamij Ganacsatada Yar-yar Lagaga Taageerayo Farsamooyinka Ganacsiga

0
132

Hargeysa(SDN)Baanka aduunka oo kaashanaya hay’adda BDO ayaa saaka magaalada hargeysa ka daah furay barnaamij ganacsatada yar yar lagaga taageerayo farsamooyinka ganacsiga.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here