Axmed Muumin Seed Oo Ka Hadlay Dareenkiisa Ku Aadan Codayntii Musharaxiinta Ee Maanta Dhacday

0
171

Hargeysa(SDN)Gudoomiye ku xigeenka xisbiga WADDANI ahna musharaxii maanta lagaga adkaatay jagada madaxwayne ku xigeenka xisbiga WADDANI oo cadho kaga soo baxay shirkaasi ayaa ka hadlay dareenkiisa ku aadan shirwaynahaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here