Axmed Madoobe Oo Mar Kale Ku Guulaystay Hogaanka Jubbaland

0
176

Axmed Maxamed Islaan Madoobe ayaa ku guulaystay doorashada madaxweynenimada ee dowlad goboleedka Jubaland.

Baarlamaanka Jubaland ayaa maanta cod bixin ku doortay Axmed Maxamed Islaan inuu noqdo madaxweynaha gobolka Jubaland.

Wareegii hore ee doorashada ayaa Axmed Islaan uu helay 68 cod, halka labadii qof ee ku soo xigtay ay heleen laba cod Midkiiba.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here