Aniga Xil Iima Magacaabayo Laakiin Waxaan Leeyahay Waa La Doogiye Yaan La Dacaroon”Siyaasi Cali Guray

0
1749

Hargeysa(SDN)Siyaasiga Cali Guray oo waraysi gaar ah siiyey shabakada Caalamiga ah ee suradnews iyo telefiishanka eryal tv ayaa sheegay in uu madaxwaynaha cusub la shaqaynayo kaasi oo sheegay in aanu rabin xil dawladeed lakiin badalkeeda uu la shaqayn doono xukuumada cusub ee madaxwayne Muuse Biixi waxa kale oo uu sheegay in madaxwayne muuse biixi uu wax weyn ka qaban doono xaalada adag ee dhaqaale ee wadanku ku sugan yahay.

 

Arimo badan oo xasaasiya oo uu ka hadlay mar dhaw filo muuqaalka oo dhamaystiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here