Amin Arts Oo Sawir Ku Muujiyey Dagaalka Tukaraq

0
1400

Hargeysa(SDN)Sawir yahanka weyn ee Amin Arts ayaa sawir ku muujiyey dagaalka Somaliland Iyo Puntland oo inta badan Somaliland ku eedayso in ay qayb ka tahay xukuumada Fadaraalka Somalia kaasi oo sawirku muujinaya sida ay Labada dhinaca ugu kala jiidanayaan deegaanka Tukaraq oo dhan kastaa uu sheeganayo.

 

Puntland oo ku gacan saydhay Somaliland ayaa tilmaantay in aanay Somalia qayb ka ahyn dagaalkaasi oo uu u dhexeeyo iyaga iyo Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here