Alle Dartii U Caawi Qoys Ku Hanti Iyo Ubad Beelay Maglaada Hargeysa

0
448

Inaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun. Maxamed cumar iyo amran cabdi waaa qoyska masiibadu ku dhacday hargaysa labadoodii wiil ee uu ilaahay siiyay hadana ka qaaday oo ku sababay gurigii ay daganayeen oo dab qabsaday kuna dhinteen labadoodii caruuara ee aay lahaayeen ilahay badal khayr qaba ha siiyo.

 


CIDA RABTA AJAR IYO XASANAD IYO INUU ILAAHAY TANOOKALE KU RIDIN HALASOO CAAWIYO QOYSKA DANYARTA AH EE MASIIBADU KU DHACDAY.

 


wixii Caawimo ah Fadlan ugu hagaaji Zaad and eDAHAB Numberadan (0633287809 & 0659413833) intii soo dadajisay taakuladana ilaahay muraadkooda hasoo dadajiyo .
Aamiin aamiin aamiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here