Ale Ha U Naxariistee Waxa Hada Geeriyootay Fanaanadii Somali Ugu Caansanayd.

0
1020

Hargeysa(SDN)Ale Ha U Naxariistee Waxa Hada Geeriyootay Fanaanadii Somali Ugu Caansanayd, oo ka mid aha fanaaniinta soomaali soo martay kuwii loogu jeclaa.

Alle ha U naxariisto waxa maanta magaalada hargaysa ku geeryooday fanaanadii caanka ahad ee Guduudo Carwo oo in mudo ahba ahada bukaan jiif, marxuumada ayaa waxay ahad faaanintii ugu horeeyey gayiga somalida iyoda oo caan ku ahada heesta “cuna cuna canaa Cuna oo Cabaa”Oo wakhtiga rabadaanta la dhagasto.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here