Hargeysa(SDN)Agaasimihii hore ee madaxtooyada Somaliland Marwo Xaaji Gayedh oo dhawaan xilkaasi ka qaadey Madaxweyne Madaxweyne Muuse Biixi isla markaana uu u magacaabey gudoomiye ku xigeenka Haaya’dda dhawrista ayaa goor dhaweyd shaacisay in aaney xilkaasi qaban kareen .
Marwo Khadra Xaaji Geydh ayaa sheegtay in ay hawlaheeda gaarka ah qaban doonto isla markaana ay u mahad celineyso madaxweyne Muuse Biixi.