Agaasimaha Cusub Ee Xarunta AIDS-ka Oo Xilkii Maanta La Wareegay Kana Hadlay Khilaafkii Wasaaradda Waxbarashada Looga Soo Badalay

0
210

Hargeysa(SDN)Agaasimaha cusub ee dhawaan madaxwayne Siilaanyo usoo magacaabay xarunta ADIS-ka ayaa maanta xilkii la wareegay,waxaanuu ka hadlay khilaafkii soo kala dhex galay isaga iyo wasiirka waxbarashadii wakhtigii uu agaasimaha ka ahaa wasaaradda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here