Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Toronto Gaadhay

0
146

Hargeisa(SDN)Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa gaadhay Toronto,waxaana sibalaadhan af- hayeenka usoo dhaweeyay Qaar kamida Jaaliyada Somaliland ee degan Toronto.

https://i2.wp.com/somalilandtoday.com/slt/wp-content/uploads/2015/03/DSC_0355-620x330.jpg?resize=620%2C330

Soodhawaynta balaadhan ee loosameeyay kabacdi ayaa af- hayeenka lageeyay huteelkii uu ku degi lahaa.

Axmed Saleebaan ayaa lafilayaa inuu kaga qayb galo Xaflada xuska 18ka may magaalada Ottowa, halkaas oo lafilayo inuu khudbado kajeedin doono xafladaas.

Af-hayeenka ayaa laga yaabaa inuu socdaalkiisan uu ku tagi doono dalka maraykanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here