Abwaano Ka Tirsan Golaha Abwaanada Soomaaliyeed Oo Booqday Abwaan Hadraawi.

0
271

Burco(SDN) Dhawaan waxaa magaalada Burco gaaray wafdi ka socda Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ee xaruntooda tahay magaalada Muqdisho.

abwaan-guure

Ujeedada socdaalka abwaanada ayaa ah sidi ay ay taageerro maaliyadeed u gaarsiin lahaayeen Abwaan Maxamed Ibrahim Warsame Hadrawi oo maalmahanba ku xanuunsanayey magaalada Burco.

 

Hadaba wariyaheena Nur Hassan Nur ayaa socdaalka wafdiga abwaanada iyo xaalada Abwaan Maxamad Ibrahim Warsame Hadraawi ka wareystay afhayeenka Golaha Abwaanada Soomaaliyeed, abwaan Cisman Cabdullahi Guure oo hadda ku sugan magaalada Burco.

 

Ugu horreynna waxa uu Abwaan Guure oo ka hadlay u jeedka ugu weyn ee ay u imadeen oo ah sidii ay u soo eegi lahayeen xaaladda abwaan hadraawi oo baryihii u danbeeyey laga dayrinayey xaga xusuusta oo tagtay iyo waliba xanuuno kale oo da’ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here