60 Goob Jooge Oo Caalami Ah Oo Ku Sugnaa Somaliland Oo U Kala Baxay Gobolada Dalka Somaliland

0
251

Hargeysa(SDN)Lixdan goob jooge oo ka socday beesha Caalamka ayaa maanta u kala baxay gobolada iyo degmooyinka dalka Somaliland si ay uga qayb galaan doorashada madaxtooyada ee qabsoomaysa 13 bishan.

Image result for international election observers

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here