Xisbiga Ucid Oo Maanta Cudud Weyn Muujiyey Ololaha Dooroshooyinka Soona Ban Dhigay Taageerayaal Aad U Tiro Badan

0
529

Hargeysa(SDN)Xisbiga Mucaaridka Ah ee UCID oo olole meeqaamkiisu sareeyo ka dhigay magaalada Hargeysa kaasi oo soo ban dhigay cudidiisa taageero, waxaana maanta si rasmi ah lays kugu soo baxay fagaaraha beerta xoriyada ee  Hargeysa kuwaasi oo ay iskugu imaadeen boqolaal ka mid ah taageerayaasha xisbiga waxaana qudbado kala duwan u jeediyey masuuliyiinta heer gobol iyo masuuliyiinta kale ee ka tirsan xisbiga kuwasi oo hadalo muujinaya in maanta dalka uu xisbiga Ucid yahay midka ku haboon jagada hogaaminta dalka uu yahay u jeediyey bulshadii maanta iskugu timid fagaaraha beerta xoriyada.

s

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here